Goordhaw Filo Kalimad Uu Jeedinayo Amiirka Shabaabul Mujaahidiin.

Mu’asasada Al-kataa’ib Garabka Warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa goordhaw Ballan qaaday iney baahin doonta Kalimad Cusub oo uu jeedinayo Amiirka Mujaahidiinta Alshabaab Allaah ha dhowra Sheekh Axmed Cumar Abuu Cubeydah.

Kalimadda Cusub ee uu jiidinayo Sheekh Abuu Cubeydah ayaa ah kalimad uu kaga hadlay xaalada dalka Yemen,waxaa Kalimadan cinwaan looga dhigay جاء نصر الله والفتح، جاء أهل اليمن.

Dhageystayaasha iyo Akhristayaasha Webseydka Calamada waxaan u ballan qaadeynaa inaan u soo gudbin doona markii ay soo baxda kalimadaas Inshaa Allaah.

Maalmo ka hor ayeey aheed markii Amiirka Guud ee Shabaabul Mujaahidiin  Sheekh Abuu Cubeydah uu jeediyay Kalimad muhiim ah oo ku aadaneed xaalada dhulka Shaam taasi oo talooyin muhiim ah Amiirka uu ku siiyay Mujaahidiinta iyo guud ahaan Muslimiinta dhulka Shaam.

Calamada.com

Comments are closed.