Mu’asasada Al-kataa’ib ee garabka warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa balan qaaday in saacadaha soo socda ay baahindoonta kalimad qayim ah oo uu jeediyay Amiirka guud ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Axmed Cumar Abuu Cubeydah Allaah ha dhowra.
Kalimadan ayaa lagu wadaa in Amiirka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin uu kaga hadlo arimo muhiim ah’iyadoona kalimadan ay noqoneysa middii ugu horeysay ee uu jeediya Amiirka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Axmed Cumar Abuu Cubeydah.
Goordhaw Fila Kalimada Qayimka Ah.
Source:Alkataib Media
Calamada.com