Gudoomiyaha Degmada Buurhkabo Oo La Dhaawacay.

buurhakaboWararka ka imaanaya degmada Buurhakabo ee gobalka Baay ayaa sheegaya in gudaha degmadaasi uu ka dhacay qarax culus oo si aad ah looga maqlay xaafadaha kala duwan ee degmadaasi.

Qaraxa oo loo adeegsaday miinada dhulka lagu aasa ee meelaha fog laga hago ayaa lala beegsaday gudoomiyaha dowlada Ridada federaalka ugu magacaaban degmada kaasi oo lagu magacaaba Muxamed Cabdiyow Sandheera.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in gudoomiyaha dhaawac culus uu soo gaaray’iyadoona inta badan sarkaalka uu ka burburay xubnaha jirka ugu muhiimsan.

Warar hoose ayaa sheegaya in miinada lagu aasay Suulida guriga uu gudoomiyaha Murtadka ah ka deganyahay degmada Buurhakabo’iyadoona miinada la qarxiyay xilli uu gudoomiyaha Suulida ku jiray.

Lasoco Waxii Kusoo Kordha.

Calamada.com

1 Comment
  1. hassan says

    haa wanaagsanaa baraf ayaa imaraya haloo badiyo insha Allah gaalada rasmiga ah iyaga aya ka daran.

Comments are closed.