Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Caalamulyowm 15-07-1438 Hijri.

Barnaamijka caalamulyowm waa barnaamij maalinle ah oo lagu falanqeeyo intiisa badan arrimaha caalamka, iyadoo si gaar ahna diiradda loo saaro arrimaha Islaamka. barnaamijkan oo ka mid ah barnaamijyada ugu xiisaha badan ayaa waxa ku taxan dadwayne aad u badan oo kala socda xarumaha wilaayaadka Islaamiga ah iyo baraha internetka. Dhageyso Barnaamijka Caalamulyowm.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Caalamulyowm.

Calamada.com

1 Comment
  1. cabdul caziiz nuur muumin says

    waaa ku mahadsan tihiin sida nooga soo gudbisaan barnaamij yada idaacada andalus dhamaantod allaha idin xafido

Comments are closed.