Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Faafreebka Wararka 11-06-1439 Hijri.

Barnaamijka Faafreebku wuxuu ka mid yahay barnaamijyada ugu faca wayn ee ka baxa idaacadda Andalus, waxana lagu lafo guraa dhacdooyinka maalinkaasi ugu waawayn, Barnaamijku wuxuu soo galaa 9:00  fiidnimo habeen kasta marka laga reebo habeenka sabtidu soo galayso.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Faafreebka Wararka.

2 Comments
  1. Nasir Muse says

    FEYSAL XASAN CALI JAZAAKULAAHU
    ,

  2. Nasir Muse says

    DHIIGA SHUHADADA YAAN LA DAYICIN

Comments are closed.