Barnaamijka Faafreebku wuxuu ka mid yahay barnaamijyada ugu faca wayn ee shacabka Soomaaliyeed sida aadka ah udhageystaan, waxana lagu lafo guraa dhacdooyinka maalinkaasi ugu waa wayn, Barnaamijku wuxuu soo galaa 9:00 fiidnimo habeen kasta marka laga reebo habeenka sabtidu soo galayso.
Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Faafreebka Wararka-23-11-1443-Hijri.
Faafreebka Wararka 23 Dulqacda 1443H
Calamada.com