Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Faafreebka Wararka 26-10-1439 Hijri.

Barnaamijka Faafreebku wuxuu ka mid yahay barnaamijyada ugu faca wayn ee shacabka Soomaaliyeed sida aadka ah udhageystaan, waxana lagu lafo guraa dhacdooyinka maalinkaasi ugu waawayn, Barnaamijku wuxuu soo galaa 9:00  fiidnimo habeen kasta marka laga reebo habeenka sabtidu soo galayso.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Faafreebka Wararka.

Calamada.com

Comments are closed.