Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo 05-Ramadaan-1439 Hijri.

Warka Duhurnimo  waa mid kamid ah wararka ugu muhiimsan ee ka baxa Idaacadda Al-andalus. waxana idaacadda laga baahiyaa 1:30 duhurnimo, inshaa allaah waxaanu isku dayi doonaa in aan akhristayaasha si joogto ah ugu soo gudbino wararka Subax,duhur iyo barnaamijyada caalamulyowm iyo Faafreebka wararka.

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhur Ee Idaacada Islaamiga Andalus.

Calamada.com

1 Comment
  1. Xidiga baydhabo says

    Asc walaaleheyga muslimiinta ah oo waqtigooda kubixiya cida cada alandulus waxan leeyahay Allah ha idin ka ajar siiyo waqtigiina allha jibiyo cadowga alle oo kusoo duuley dalka muslimiinata asxabta alandulus Ramadan Mubarak aljihaadu Mubarak cadowga kusugan kismaayo yuusan lug sooqaadin allahu Akbar waa wlaalkiina usaame oo kusugan magaalda baydhabo by

Comments are closed.