Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo 08-05-1438 Hijri.

war-duhur-640x457Warka duhurnimo waa mid ka mid ah wararka ugu muhiimsan ee ka baxa Idaacadda Al-andalus. waxana idaacadda laga baahiyaa 1:30 duhurnimo, insha’allaah waxaanu isku dayi doonaa in aan akhristayaasha si joogto ah ugu soo gudbino warka duhur iyo barnaamijyada caalamulyowm iyo Faafreebka wararka.

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo.

 

1 Comment
  1. Abufatima says

    Hal abuufka maansada ragaa hibada loosiiyey
    Niman kaa hanuunee shaciga haatan fulinaaya
    Hubka nimanka qaatee kufriga hanaqa goynaaya
    Hubsiinada ragaa jecel een sidii haada boodaynin
    Hanad iyo halyey gwesiyiyo hawlkar wada weeye
    Hurdo niman katagay oo kufriga haamka jari weeye
    Hayin baariyiyo waa dhamaan harac qabaw giise
    Hal abuuro weeyiyo abwaan loo han wayn yahaye
    Hab kastoy tahaba raga nimaa hibo rabow siiyey
    Waa wada hanuuniye bulshada khayr hor seedaahe
    Saqi weeye hurayoo nacfiga aan hakinahayne
    Kulbiyow halaagay badee gabay ku haasaawe
    Hubka ay furteen iyo wuxuu qalab halkaa yiilay
    Iclaam kay ka haqab tiri shacbiga hariyo layl kiiye
    Hadur kii uhuurana haduu oohin hibiq siine
    Hoga lagu cadaab kaafir kii waa hantaaticiye
    Halbaa naga dhintay dhihi markaan haanka boqol goyno
    Cabdulaahi hooyaale gabay huri kor koodiiye
    Holicii rasaastiyo kadaran huriyo baaruude
    Hawadana u mari maanso gubi hunufki kiinyaanka
    Hubka laga furtaa nagu filaan haatan iyo dayre
    Hawadaam ducaw marin ragaa hilayga noo diiday
    Shiish koodu kii hela waqiis cadawga hoy giisa
    Holac iyo dambaabura lacshoo gubaya haawayda
    Hor Ilaahay tuug madi baryadu hariyo layl weeye

Comments are closed.