Warka duhurnimo waa mid ka mid ah wararka ugu muhiimsan ee ka baxa Idaacadda Al-andalus. waxana idaacadda laga baahiyaa 1:30 duhurnimo, insha’allaah waxaanu isku dayi doonaa in aan akhristayaasha si joogto ah ugu soo gudbino warka duhur iyo barnaamijyada caalamulyowm iyo Faafreebka wararka.
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo.
calamada.com
Asc walalaha alandalus allahaidinbarakeyo aadayanidinsodhaweynaya warka adnasogarsisana wakumahadsantihin