Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Halkii Madfac RPG Ah Oo Dagaalyahanka Al Shabaab Uu La Helo Anteenada Shirkadda Safaaricom Wuxuu Sababayaa Khasaara Dhan $250,000 Warbixin Rasmi Ah.
  • Allposts
  • Warar

Halkii Madfac RPG Ah Oo Dagaalyahanka Al Shabaab Uu La Helo Anteenada Shirkadda Safaaricom Wuxuu Sababayaa Khasaara Dhan $250,000 Warbixin Rasmi Ah.

calamada December 17, 2016 2 min read
86

safari-comDagaalka ay dowladda Kenya uga jirto dalka Soomaaliya ayaa halakeeyay dhaqaalaha iyo ammaanka wadankaasi kadib weeraro isdaba joog ah oo qaadeen ciidanka Xarakada Al Shabaab oo ka Jawaabaya duullaanka daandaansiga ah ee Kenya kusoo qaadday dadka Soomaaliya.

Weerar maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay degmooyin iyo deegaanno katirsan dhulka Soomaalida NFD ee gumeysiva kujira ayaa khasaara lixaad leh dhabarka loogu saariyay mid kamida shirkadaha ugu dhaqaalaha badan wadanka Kenya.

War rasmi ah oo kasoo baxay maamulka shirkadda isgaarsiinta Safaricom ayaa lagu sheegay in weeraro ay Ciidamada Al Shabaab ka fuliyeen duleedka magaalada Mandheera ay sababtay khasaara malaayiin dollar ah islamarkaana ay jirto baqdin ah in shirkaddu ay joojiso shaqadii ay ka wadday dhul ballaaran oo dalka Kenya katirsan.

Agaasimaha guud ee shirkadda Safaricom ee dowladda Kenya leedahay ayaa warbaahinta u sheegay in halkii madfac RPG ah oo mujaahidiinta Al Shabaab ay lahelaan Taawarka ama anteenada Safaricom ayaa sababaya khasaara dhan 250,000$ oo lacagta dollarka Mareykanka ah.
Bob Collymore oo ah mas’uulka ugu sarreeya Safaricom ayaa wareysi uu siiyay Wargeyska Daily Nation ee kasoo baxa dalka Kenya wuxuu ku sheegay in Al Shabaab ay burburiyeen illaa iyo 6 Taawar oo midkiiba uu ku fadhiyo adduun dhan Rubac Milyuun dollar waana khasaara lixaad leh oo shirkadda isgaarsiinta Kenya ay kala kulmayso weerarada dagaalyahanada Al Shabaab.
Maalmihii lasoo dhaafay ayay ciidamada Mujaahidiintu ku burburiyeen xarumuhii shirkadda safaaricom ku laheyd haluuq,dhamase iyo deegaan dhaca duleedka magaalada Mandheera sidoo kale weeraro ka dhacay deegaanka Laamu ayaa lagu gubay dhismayaal ay laheyd shirkadda safaricom oo dowladda Kenya bil walba ka hesho lacago malaayiin dollar ah.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faahfaahin Laga Helayo Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalka Mahadaay.
Next: Weerar Ka Dhacay Duleedka Magaalada Kismaayo.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.