Magaalada Hargaysa waxaa ku wada sugan Culimo ushaqeeya Maamulka iyo kuwa rabaaniyiin ah oo sheega xaqa.
XIligaan Magaalada waxaa ka socda ololaha Doorashooyinka ee Lagu qaadanayo kaararka Codeynta.
Culimada Rabaaniyiinta waxay umadda kaga digeen in aanan laga qeybqaadan is diwaangalinta oo aanan la taageerin dimuqraadiyada.
Warka Culimada waxaa qaatay dad badan oo isaga haray ka qeybgalka is diiwaangalinta.
Docda Kale Culimada Xun xun ayaa  dhankoda wada dadaallo ay ku maja xaabinayaan dhaqdhaqaaqa Culimada Rabaaniyiinta waxaana ay dadka ku dhiragalinayaan in la is diiwaan galiyo oo la qaato kaararka codeynta.
Dhageyso Warbixinta Culimada Xun iyo Kuwa Wanaagsan.
Xigasho Radioalfurqaan.com
Calamada.com
waa run.walahay.anigaa hergaysa.jooga masajidada laga wacyi.galinayay in.ka.qato carka dinwaan.qalinta wax a.kamid ahaa masjid cali.mataan.iyo musajamaca hargisa lakin alaah uma suurta galin arintaa
hargasa 100%40
weeyan dadka qatay Carla
alaah khayr iyo
xasanaad haka siiyee.culimo badan oyka mid.yihiin.sh shabcan sh Adan sune iyo culimo badan ayaa dadka uga digay inlay qatan Carla oo usheegay ninka.ama gabarta muslimada ah ee qaata.carka waa ruux xukunkii.alaah.ka.tagay Oo dortay sharciga galada iyo murtadiinta
بسملاه رØÙ…ان رØÙŠÙ…