Hoteel Ku Yaala Degmada Jowhar Oo La Weeraray.

Jowhar2Habeenkii xalay waxaa weerar bam ah lagu qaaday hoteel Maamo oo ku yaala degmada Jowhar ee xarunta gobalka Shabelada dhexe kaasi oo ay deganyihiin saraakiil ka tirsan maamulka gaala raaca isku magacaabay Hirshabeelle.

Dhawaaqa qaraxyadan bamka ah waxaa laga maqlay xaafado badan oo ka tirsan degmada Jowhar’iyadoona dhowr bam ay gudaha u galeen hoteelka.

Warar hoose ayaa sheegaya in tiro ka tirsan maleeshiyaatka ilaalada u ah xubnaha degan hoteelka la xaqiijiyay iney khasaara nafeet kasoo ghaartay weeraradaasi bamka ah.

Habeen hore ayeey aheed markii sidoo kale bam gacmeed lagu weeraray saldhiga degmada Jowhar kaasi oo sidoo kale khasaara lagu gaarsiiyay maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka.

Calamada.com

Comments are closed.