Howlgal Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Degmo Ka Tirsan Gobolka Banaadir.

Ciidamada gaarka ah ee xarakada shabaabul Mujaahidiin waxay howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen mid ka mid ah degmooyinka ay ka kooban tahay wilaayada Banaadir ku dileen askari ka tirsanaa maleeshiyaadka dowladda federaalka ah.

Ciidamada Mujaahidiintu waxay howlgalkan si gaar ah kaga fuliyeen xaafadda Soona keey degmada Hodan ee magaalada Muqdisho waxayna ku dileen askari ka tirsanaa maleeshiyaadka kooxda uu fadhigeedu yahay magaalada caasimadda ah.

Ilo wareedyo ku sugan Soona keey waxay wariyeen in ragga dilka gaystay ay si nabdoon kaga dhaqaaqeen goobta uu dilku ka dhacay waxaana goor dambe goobta soo gaaray maleeshiyaad kale kuwaas oo halkaasi ka qaaday maydka askariga la dilay.

Ciidamada sida gaarka ah u carbisan ee katiibada Maxamed Ibnu maslamah waxay maalmihii u dambeeyay sii kordhiyeen howlgallada gaarka ah ee ay madaxyada kaga gurayaan saraakiisha iyo askarta xukuumadda Ridada waxayna howlgalladan qayb ka yihiin howlgallada lagu xisaabtamayo maleeshiyaadka shisheeyaha kusoo hogaamiyay dalkan muslimka ah ee Soomaaliya.

Halkan Kala Soco Wararka Deg Dega Ah Ee Website-ka Calamada.

Calamada.com

Comments are closed.