Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Howlgalada Xilli Roobaadka Gu’ga Oo Si Toos Ah Kaga Socda Dalka Afghanistan.
  • Allposts
  • Warar

Howlgalada Xilli Roobaadka Gu’ga Oo Si Toos Ah Kaga Socda Dalka Afghanistan.

calamada April 16, 2016 2 min read
179

gaari afghanistanCiidamada Mujaahidiinta Imaada islaamiga ah ee Afghanistan ayaa markale waxay Weerar ballaaran ku qaadeen Magaalada Qunduuz ee dhacda bariga dalka Afghanistan, halkaas oo dhowr bilood ka hor ay dagaal kula wareegeen, inkastoo markii dambe ay isaga baxeen.

Afhayeenka Mujaahidiinta Daalibaan Sheykh Dabiixullaahi Mujaahid waxa uu sheegay in Cutubyo ka tirsan Mujaahidiinta oo si weyn u hubeysan in shalay gelinkii dambe ay weerarro ku ekeeyeen Saldhigyo ay Cadowgu ku leeyihiin magaalada Qunduuz iyo deegaannada ku hareereysan, isagoona tilmaamay inuu dhacay dagaal aad u qaraar oo khasaare xooggan sababay.

Sheykh Dabiixullaahi Mujaahid waxa uu qeexay in Mujaahidiinta Imaarada islaamiga ee Afghanistan ay la wareegeen Xarumo iyo Saldhigyo Meliteri oo ay ka carareen Maleeshiyaadka Xukuumadda daba dhilifka ah ee Kaabuul, wuxuu sidoo kale sheegay in Mujaahidiintu ay halkaas ka heleen Hub iyo Saanad Meliteri oo ay lahaayeen Maleeshiyaadka daba dhilifyada ah.

Gudoomiyaha Gobolka Qunduuz ee Xukuumadda Kaabuul ninka lagu magacaabo Asadullaah Qamar Kheyl ayaa isna qiray duullaanka ay Mujaahidiinta Daalibaan kusoo qaadeen magaalada Caasimadda u ah Gobolkaasi iyo tuulooyinka ku dhow dhow, wuxuuna ku faanay inay iska difaaceen Weerarkaasi, balse si dhab ah uma sheegin khasaarha rasmiga ah ee Ciidankooda kasoo gaaray dagaalladii cuslaa ee ay soo qaadeen Mujaahiiinta Daalibaan.

Sidoo kale ciidamada Mujaahidiinta ayaa dhulka soo dhigay shan diyaaradood oo ah noocyada duuliya la’aanta ee dowlada Nasaarada Mareykanka kadib weeraro xoogan oo ciidamada Mujaahidiinta ay ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobalka Helmand ee dalkaasi.

Weerarada ballaaran ee Mujaahidiinta Daalibaan ay ku qaadeen Gobalada Helmand iyo Qunduuz waxey imaanayaa dhowr maalmood kadib markii Imaarada islaamiga ah ee Afghanistan ay ku dhawaaqday Xamlada Sanadlaha ah ee Gu’ga, iyadoona Imaarada islaamiga ah ay wacad ku martay inay sii laba-laabi doonto howl-gallada ka dhanka ah Ciidamada Saliibiyiinta Nato iyo Xukuumadda da dhilifka ee Kaabuul.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Warka Duhur Ee Andalus 09-07-1437 Hijri.
Next: Dhageyso Barnaamijka Caalamulyowm Ee Andalus 09-07-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

August 5, 2022
Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

July 22, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

August 1, 2022
Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

July 31, 2022
Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

July 29, 2022
Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 27, 2022
Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

July 24, 2022
SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

July 21, 2022
Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

July 13, 2022
Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

July 12, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.