Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Howlihii Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Oo Hakad Galay.
  • Allposts
  • Warar

Howlihii Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Oo Hakad Galay.

calamada December 8, 2016 1 min read
80

garoonka-adan-caddeGabi ahaan waxaa maanta hakad galay howlihii duulimaadka garoonka diyaaradaha Muqdisho’iyadoona aysan jirin wax diyaarad ah oo kusoo degtay ama ka duushay garoonka.

Hakadkaan ayaa yimid kadib markii gabi ahaan shaqo joojin baahsan ay ku dhaqaaqeen shirkadaha duulimaadyada ee ka howlgalayay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.

Shirkadahaan ayaa shaqo joojinta ay ku dhaqaaqeen sabab oga dhigay lacago fara badan oo baad ah oo lagu soo rogay shirkadahaasi taasi oo ugu dambeyntii sababtay in shaqo joojin ay ku dhaqaaqaan.

Lacagtaan baada ah waxaa shirkadahaan kusoo rogtay dowlada Ridada federaalka’waxeyna warar hoose sheegayaan in hogaamiyaha dowlada federaalka uu doonayo in lacagtaan baada ah hadii ay usoo xaroota kaga qeyb qaato ololaha doorashada.

Maalmo ka hor ayeey aheed markii shaqo joojin baahsan ku dhaqaaqeen gaadiidka ka howlgala magaalada Muqdisho gaar ahaan kuwa ka shaqeeya wadooyinka Warshadaha iyo Sodonka kuwaasi oo ka cabanayay lacag baad ah oo ay kusoo rogtay dowlada Ridada Federaalka.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Muqdisho Somali.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Warka Duhur Ee Andalus 09-03-1438 Hijri
Next: Dhageyso Barnaamijka Caalamulyowm Ee Idaacadda Andalus 09-03-1438 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.