Waxaa sii kordhaya khasaraha ka dhashay weerar dhabba gal ah oo saacdihii lasoo dhaafay kolanyo ka tirsan ciidamada Nasaarada kenya loogu dhigay duleedka deegaanka Kulbiyow ee gobalka Jubbada hoose.
Idaacada Islaamiga ah ee Andalus oo soo xiganeysa saraakiil Mujaahidiinta ka tirsan gaar ahaan kuwii hogaaminayay weerarkaasi dhabba galka ah ayaa baahisay in kamiinkaasi lagu dilay 12 askari oo Kenyaati ah.
Kamiinkan ayaa kusoo aadaya xilli sidoo kale saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus lagu qaaday difaacyada ciidamada Kufaarta Afrikaanta ay ka sameysteen deegaanka Danow ee gobalka Shabeelada hoose.
Labo maalin ka hor ayey aheed markii sidoo kale qarax ka dhacay duleedka degmada Baraawe shisheeyaha AMISOM looga gubay gaari Taw ah.
Calamada.com
Alahu akbar alahu akbar galada hal dabarjero mujahidintana waxan idin leyahay gulesta