Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Inka Badan 70 Ruux Oo Ku Dhintay Duqeyn Ay Geysteen Diyaaradaha Nuseyriga Asad.
  • Allposts
  • Warar

Inka Badan 70 Ruux Oo Ku Dhintay Duqeyn Ay Geysteen Diyaaradaha Nuseyriga Asad.

calamada April 20, 2016 1 min read
158

suuriya xaskahDad ku dhow 80 ruux ayaa ku dhintay, inkabadan 200 oo kalena way dhaawacmeen kadib duqeymo xooggan oo diyaaradaha Dagaalka ee Nidaamka Nuseyriga ay saacadihii lasoo dhaafay ka geysteen deegaanno kala duwan oo kuyaalla Dalka Suuriya.

Khasaaraha ugu badan waxa uu ka dhacay magaalada lagu magacaabo Macarratu-Nacmaan ee Baadiyaha Gobolka Idlib, iyadoona diyaaradaha dagaalku ay duqeeyeen Suuq lagu iibiyo Hilibka iyo Khudaarta oo magaaladaas kuyaalla, halkaas oo ay ku nafwaayeen inkabadan 40 ruux, boqol kalena ay ku dhaawacmeen.

Duqeyn kale oo ka dhacday degmada Kafar-Nabal ee Gobolka Idlib ayaa waxaa ku dhintay tobon ruux, waxaana duqeyntaasi ay timid kadib markii diyaaradaha Nidaamku ay duqeeyeen Xaafado ay dadka rayid ah dagan yihiin oo degaankaasi kuyaalla.

Sidoo kale duqeymo ka dhacay deegaanno hoos yimaada Gobollada Xalab, Dimishiq, iyo idlib ayaa waxaa ku dhintay Soddomeeyo ruux, waxaana duqeymahani ay noqonayaan kuwii ugu cuslaa ee ay geystaan diyaaradaha Nidaamka ee Bashaar Al-Asad, tan iyo intii lagu dhawaaqay heshiiskii xabad joojinta ahaa.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Sawiro Wabiga Shabeelle Oo Biyo Badan Keenay.
Next: Dhageyso Barnaamijka Caalamulyowm Ee Andalus 13-07-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

August 5, 2022
Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

July 22, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

August 1, 2022
Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

July 31, 2022
Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

July 29, 2022
Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 27, 2022
Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

July 24, 2022
SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

July 21, 2022
Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

July 13, 2022
Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

July 12, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.