Kolanyo Caddaan Iyo Madow Ah Oo Lagu Weeraray Gobalka Shabeelada Hoose.

Ciidamada Shabaabul Mujaahdiiin waxey weerar dhabba gal ah u dhigeen kolanyo ciidan oo isugu jirta Saliibiyadda Mareykanka iyo kuwa AMISOM kuwaasi oo ku socdaalayay duleedka degmada Afgooye.

Kamiinkan waxa uu sigaar ah kaga dhacay Tuulada Baqdaad oo u dhaw degmada Afgooye waxaana kolanyada gaalada Caddaanka iyo kuwa Madowga ah kasoo baxeen degmada Afgooye.

Kamiinka ayaa markii dambe isku badalay dagaal culus waxeyna warar hoose sheegayaan iney jirto khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed oo shisheeyaha caddaanka iyo madowga lagu gaarsiiyay kamiinkaasi.

Dhanka kale weerar dhabba gal ah ayaa loo dhigay kolanyo ka tirsan ciidamada Kufaarta Afrikaanta oo sahay ciidan u waday ciidamada Shisheeyaha ee ku go’doonsan deegaanka Shalambood,waxa uu kamiinkan sigaar ah kaga dhacay deegaanka Ceelwareegow.

Weeraradan ayaa kusoo aadaya xilli dagaal,qarax iyo kamiin lala beegsaday kolanyo isugu jirta Saliibiyadda Mareykanka iyo kuwa Kenya oo ku sugnaay duleedka deegaanka Buulo gaduud ee duleedka magaalada Kismaayo.

Weeraradan oo khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed lagu gaarsiiyay gaaladaaasi ayaa ugu dambeyntii sababtay in kolanyadaasi iyagoo jabay dib ugu laabtaan magaalada Kismaayo oo markii hore ay kasoo baxeen.

Calamada.com

Comments are closed.