Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Kolanyo Itoobiyaan Ah Oo Kamiino Loo Dhigay.
  • Allposts
  • Warar

Kolanyo Itoobiyaan Ah Oo Kamiino Loo Dhigay.

April 26, 2017

Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxey sheegayaan in weeraro dhabba gal ah loo dhigay kolanyo ka tirsan Kufaarta Xabashida Itoobiya oo ku socdaalayay wadada isku xirta magaalada Beledweyne iyo deegaanka Halgan oo gobalka Hiiraan ka wada tirsan.

Weerarada dhabba galka ah oo gaaraya ilaa labo kamiin waxey si gaar ah kaga dhaceen inta u dhaxeysa deegaanada Bur-daar iyo Nuur Fanax oo ka wada tirsan deegaanada dhaca wadada Laamiga ee isku xirta Beledweyne iyo Halgan.

Dadka deegaanada ayaa xaqiijiyay in kamiinadan oo midkood saacad ku dhaw uu socday ay jiraan khasaara Xabashida Itoobiya lagu gaarsiiyay walow tiro cayiman aan laga heyn inta uu la egyahay khasaarahaasi.

Habeenkii xalay ayeey aheed markii dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Shabaabul Mujaahidiin iyo kuwa Kufaarta Xabashida Itoobiya uu ka dhacay deegaanka Bur-daar ee gobalka Hiiraan.

Calamada.com

Continue Reading

Previous: Ku Dhawaad 25 Ruux Oo Shil Gaari Ku Dhimatay.
Next: Qaraxyo Lala Beegsaday Saraakiil American Iyo Burundeys Ah.

Related Stories

Akhriso Faahfaahinta Khasaaraha Howlgalkii Ceelasha Oo Kordhay.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Faahfaahinta Khasaaraha Howlgalkii Ceelasha Oo Kordhay.

November 27, 2022
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-05-1444 Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-05-1444 Hijri

November 27, 2022
Dagaallo Lagu Jabiyay Ciidanka DF Oo Ka Dhacay Gobolka Baay.
  • Allposts
  • Warar

Dagaallo Lagu Jabiyay Ciidanka DF Oo Ka Dhacay Gobolka Baay.

November 27, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.

November 26, 2022
Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.