Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Kolanyo Ka Tirsan Askarta AMISOM Oo Shabeelada Hoose Lagu Weeraray.
  • Allposts
  • Warar

Kolanyo Ka Tirsan Askarta AMISOM Oo Shabeelada Hoose Lagu Weeraray.

calamada March 5, 2016 1 min read
157

gaadiidka kufaarta amisom221Saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey weeraro dhabba gal ah u dhigeen kolanyo ka tirsan ciidamada Kufaarta AMISOM oo ku socdaalayay qeybo ka mid ah gobalka Shabeelada hoose.

Kamiinka kowaad waxa uu ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanada Shalambood iyo Numbar60’waxeyna dadka deegaanka xaqiijiyeen in kamiinkaasi lagu dilay askar ka tirsan shisheeyaha.

Sidoo kale weerar kale oo dhabba gal ah waxaa loo dhigay kolanyo kale oo ka tirsan shisheeyaha kuwaasi oo ku socdaalayay wadada isku xirta degmooyinka Baraawe iyo Buulo-mareer oo ka wada tirsan gobalka Shabeelada hoose.

Kamiinka labaad ayaa ku bilowday qarax miino oo lala beegsaday kolanyada shisheeyaha’iyadoona qaraxa uu sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaartay askarta Kufaarta AMISOM.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay in weeraradan dhabba galka ah lagu gubay mid ka mid ah gaadiidka dagaalka AMISOM islamarkaana baqti iyo dhaawac ay ku noqdeen tiro askar ah oo shisheeyaha ka tirsan.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qaraxyo Xiriir Ah Oo Ka Dhacay Degmada Baardheera Ee Gobalka Gedo.
Next: Dhageyso Warka Duhur Ee Andalus 25-05-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

June 28, 2022
Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.