Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Ku Dhawaad 100 Ruux Oo Ku Geeriyooday Fatahaada Iyo Daadad Ku Dhuftay Suudaan.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 100 Ruux Oo Ku Geeriyooday Fatahaada Iyo Daadad Ku Dhuftay Suudaan.

calamada August 7, 2016 1 min read
117

wabiga suudanKhasaara xooggan ayaa dhashay Daadad iyo fatahaada hor leh oo ku dhuftay inta badan gobollada uu ka koobanyahay wadanka Suudaan ee dhaca Bariga qaaradda Afrika.

Wararka ka imaanaya magaalada Khurduum ee caasimadda u ah wadankaas ayaa sheegaya in roobab mahiigaan ah oo da’ayay  wax kabadan 5 saacadood oo xiriir ah ay sababeen fatahaado khasaara badan dhaliyay.

Biyaha roobka ayaa burburiyay buundooyin iyo guryo dad shacab ah deganaayeen, wasaaradda arrimaha xukuumadda dabadhilifka Suudaan ayaa ku dhawaaqday in 13 gobol gobolka oo katirsan 18-ka gobolka ee wadanku ka koobanyahay ay kajirto xaalad musiibo ah islamarkaana daad iyo fatahaad ku dhufteen.

Ugu yaraan 76 qof ayaa ku dhintay Daadad ka dhashay roobab Mahiigaan oo waddanka oo idil camimay iyo Fatahaad uu sameynayo mid kamida wabiyada mara gobollada dhaca bariga iyo bartamaha suudaan.

Gobolka Kasala oo isbuucii lasoo dhaafay looga dhawaaqay xaalad musiibo ah ayaa lasoo sheegayaa in tobaneeyo carruur iyo haween ah ay daadku qaadeen islamarkaana ay burbureen 3206 guri.

Maamulayaasha Suudaan waxay sheegeen in garoonka diyaaradaha caalamiga Al-khurduum uu isku bedelay meel biya Fadhiisad ah islamarkaana ay la tacaalayaan in biyuhu aysan joojin shaqadii garoonka.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in wabiga Niil ee mara wadanka Suudaan uu biya xad-dhaaf ah keenay taasi oo sababtay in fatahaaduhu ay baabi’iyaan magaalooyin iyo tuulooyin dhowr ah.

Wariyaasha ayaa soo sheegay in musiibada hadda taagan aysan dhicin wax ka badan 100 sanadood.

Malaayiin qof ayaa la sheegay in ay ka Barakaceen guryahooda si ay uga badbaadaan biyaha sida xowlliga ah ku socda.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Warka Duhur Ee Andalus 04-11-1437 Hijri.
Next: Dhageyso Barnaamijka Caalamulyowm Ee Andalus 04-11-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

August 5, 2022
Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

July 22, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

August 1, 2022
Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

July 31, 2022
Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

July 29, 2022
Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 27, 2022
Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

July 24, 2022
SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

July 21, 2022
Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

July 13, 2022
Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

July 12, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.