Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Ku Dhawaad 20 Askari Oo Dowlada Federaalka Looga Dilay Gobalka Bakool.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Askari Oo Dowlada Federaalka Looga Dilay Gobalka Bakool.

calamada June 9, 2016 1 min read
227

ridada maleeshiyaatkoodaWararka naga soo gaaraya deegaan lagu magacaabo Buula Jadiid oo qiyaastii 22KM koofur galbeed kaga toosan magaalada Tiyeeklow ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaal culus uu ku dhexmaray ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab iyo maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka.

Wararka ayaa intaas ku daraya in maleeshiyaadka dowlada oo aad u fara badnaa oo kasoo baxay degmada ay doonayeen iney dhac u geystaan ay tuulooyin hoos taga degmada Tiyeeklow, balse ay la kulmeen weerar qorsheysan oo kaga yimid dhanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Dadka deegaanka ayaa xaqiijiyay in Maleeshiyaadka Ridada dagaalkaasi looga dilay 17 askari kuwaas oo meydadkooda maleeshiyaatka dowlada uga carareen goobtii lagu dagaallamay, waxaana askarta la dilay ka mid ah sarkaalkii watay Maleeshiyaadka oo magaciisa lagu soo gaabiyay Ilyaas.

Hub isugu jira AK47 iyo kuwa darran-doorriga u dhaca ee BKM, PKT, iyo RPD ayaa laga furtay maleeshiyaadka DF, waxaana la xaqiijinayaa in hadda ay Ciidanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin gacanta ku hayaan deegaankii lagu dagaallamay.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Warka Duhur Ee Andalus 04-09-1437 Hijri.
Next: Dhageyso Barnaamijka Caalamulyowm Ee Andalus 05-09-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

August 5, 2022
Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

July 22, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

August 1, 2022
Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

July 31, 2022
Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

July 29, 2022
Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 27, 2022
Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

July 24, 2022
SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

July 21, 2022
Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

July 13, 2022
Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

July 12, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.