Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Ku Dhawaad 20 Ruux Yahuud Ah Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Magaalada Al-qudus.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Ruux Yahuud Ah Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Magaalada Al-qudus.

calamada January 8, 2017 1 min read
72

yahuuda1Darawal Muslimi Filastiini ah oo kaxeynayay Gaari nooca xamuulka ayaa si bareer ah wuxuu u jiirsiiyay Ciidamo katirsan Yahuudda, kuwaas oo ku sugnaa magaalada barakeysan ee Al-Qudus.

Bayaan kasoo baxay Booliiska Yahuudda ayaa lagu xaqiijiyay in weerarkan oo ahaa mid qorsheysan islamarkaana khasaare adag gaarsiiyay Yahuudda uu dhacay, islamarkaana fuliyaha weerarka ay dileen ciidamadii ka badbaaday howlgalka Jiirista ahaa.

Afar Askari oo Yahuud ah ayaa dhintay, 15 kale oo Askar iyo Shacab Yahuud ah isugu jirana way dhaawacmeen, waxaana xaaladoodu ay halistahay 7 Askari oo dhaawacyo ay soo gaareen, kuwaas oo haatan lagu dabiibayo Isbitaallada magaalada Al-Qudus.

Ciidamada Yahuudda gaar ahaan kuwa Booliiska ayaa weerarka markii uu dhacay kadib waxay isku geedaameen goobta, iyagoona diiday in goobta loo soo dhawaado islamarkaana faafaahinta dhabta ah la helo.

Weerarada kaligii duulnimada ah ee ay fulinayaan dhalinyarada Muslimiinta Filastiiniyiinta ayaa kusoo badanaya dhulka ay Yahuuda xooga inooga heystaan, waxaana muuqata in wacyiga dhalinyaradu uu aad u ziyaaday.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Sawiro+Dhageyso Xaflad Dowro Loogu Soo Xirayay Rag Taa’ibiin Ah Oo Ka Dhacday Gobalka Galgaduud.
Next: Askari Ka Tirsan Dowlada Federaalka Oo Lagu Dilay Degmada Buurhakabo.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.