Labo Sano Ka Dib Weerarkii CeelCadde, Kenya Maxay Ka Baratay Duullaankii Soomaaliya (Warbixin+Falanqeyn)

Labo Sanadood ka dib, waxay maalintii shaley ku asteysneyd maalintii uu dhacay weerarkii halyeeynimo ee Katiibada Ash-Shahiid Saalix Nabhaan ay cagta ku marisay saldhiggii ciidamada saliibiyiinta Kenya ee Ceelcadde, deegaankana kaga nadiifiyey qurunka saliibiyiinta.

Weerarkan ayaa ahaa midkii ugu xumaa ee ay abid la kulmaan ee ciidamada military-ga Kenya, iyo qasaare dhimasho midkii ugu ballaarnaa ee abid goob qura lagu gaarsiiyo ciidankooda.

24 Bilood ka dib, Dadka Kenyaatiga ah waxay hadda dib u xusuusanayaan maalmahaas murugada badnaa ee soo maray taariikhdooda.

Halkaan Ka Dhageyso Warbixin Idaacadda Andalus Ka Diyaarisay Weerarkii Ceelcadde.

Calamada.com

Comments are closed.