Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Maamulka Farmaajo Oo Sheegtay Mas’uuliyadda Dadkii Lagu Xasuuqay Duleedka Bariire.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Farmaajo Oo Sheegtay Mas’uuliyadda Dadkii Lagu Xasuuqay Duleedka Bariire.

May 11, 2018

Sida lagu sheegay war rasmi ah oo kasoo baxay wasaaradda amniga gudaha Dowladda Federaalka weerar shacab Rayid ah lagu xasuuqay oo xalay ka dhacay duleedka degmada Afgooye waxaa mas’uul ka ahaa dowladda.

Wasaaradda amniga waxay sheegtay in ciidamo Mareykan iyo Soomaali ah ay weerarka ka fuliyeen tuulada Macallinka ayna halkaas ku laayeen dagaalyahanno katirsan Al Shabaab!.

Afhayeen u hadlay dowladda Federaalka ayaa ku faanay shacabka ay Xasuuqeen isagoo yiri ”Waxaan idin xaqiijinayaa in howlgalkaasi uu ahaa mid qorsheesan ay fuliyeen ciidamada dowlada, dadka howlgalkaasi lagu dilay waxa ay ahaayeen xubno katirsan Al Shabaab, waxba kama jiraan in dadka la dilay shacab yihiin ”.

Wuxuu sheegay Afhayeenka in dadka la dilay ay ahaayeen xubno katirsan Al Shabaab, isagoona meesha ka saaray in dadka howlgalkaasi lagu dilay in ay ku jiraan dad shacab ah.

Qaar Kamid ah dadka beeraleyda ah ee ka badbaaday weerarkii xalay ee 5 qof shacabka ah lagu dilay ayaa warbaahinta madaxa banaan u sheegay in ciidamo Mareykan iyo Soomaali ah soo weerareen iyagoo khudaar udaabulaya dhanka degmada Afgooye.

Dowladda Federaalka ayaa sanaddii lasoo dhaafay sidaan oo kale u sheegatay mas’uuliyadda weerarkii shacabka lagu xasuuqay ee ka dhacay deegaanka Bariire.

Continue Reading

Previous: Qarax Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Wadada Isku Xirta Afgooye Iyo Wallanweyn.
Next: Faahfaahin Laga Helayo Sarkaal Iyo Askar Muqdisho Lagu Dilay.

Related Stories

Dad Soomaali Ah Oo Lagu Xiray Dalka Eswatini.
  • Allposts
  • Warar

Dad Soomaali Ah Oo Lagu Xiray Dalka Eswatini.

November 27, 2022
Dagaal U Dhaxeeyay Ciidanka DF Oo Ka Dhacay Bardaale.
  • Allposts
  • Warar

Dagaal U Dhaxeeyay Ciidanka DF Oo Ka Dhacay Bardaale.

November 27, 2022
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-05-1444 Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-05-1444 Hijri

November 27, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.

November 26, 2022
Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.