Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Madaafiic Lagu Garaacay Saldhiga Ciidamada Puntland.
  • Allposts
  • Warar

Madaafiic Lagu Garaacay Saldhiga Ciidamada Puntland.

January 7, 2018

Madaafiic ayaa lagu garaacay mid ka mid ah saldhigyada ugu waaweyn uu leeyahay maamulka gaala raaca Puntland,iyadoona warar hor dhac ah laga helayo duqeyntaasi.

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey tiro madaafiic ah ku garaaceen saldhiga maleeshiyaatka Ashahaado la dirirka (P I S) ee maamulka Puntland ay ka sameysteen Afafka hore ee deegaanka Galgala.

Jugta madaafiicda lagu garaacay saldhiga waxaa si aad ah looga maqlayay qeybo badan oo ka mid ah deegaanka Galgala iyo duleedka magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari.

Madaafiicda ayaa gudaha u galay saldhiga waxaa la wada arkayay Uura Madow iyo Holac ka baxaya saldhiga taasi oo muujineysa iney jirto khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed oo maleeshiyaatka Puntland lagu gaarsiiyay duqeyntaasi.

Duqeyntaan ayaa kusoo aadeysa xilli muddooyinkii dambe ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay sii kordhiyeen weerarada ka dhanka ah maamlka gaala raaca Puntland oo ah maamul ay dhisatay dowlada Kufaarta Xabashida Itoobiya.

Calamada.com

Continue Reading

Previous: Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Gobalka Shabeelada Dhexe.
Next: Qarax Iyo Weerar Toos Ah Oo Lagu Dilay Askar Ka Tirsan Maamulka Farmaajo.

Related Stories

Akhriso Xogta Howlgallo Ka Kala Dhacay Banaadir Iyo Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Howlgallo Ka Kala Dhacay Banaadir Iyo Sh/dhexe.

November 29, 2022
Dhagayso Waziir Ka Badbaaday Howlgalkii Villa Rose Oo Hadlay.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Waziir Ka Badbaaday Howlgalkii Villa Rose Oo Hadlay.

November 29, 2022
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-05-1444 Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-05-1444 Hijri

November 29, 2022

Sawirro

Sawirro+Codad: Maxaad Ka Taqaanaa Kaalinta Haweenka Ee Jihaadka Socda?
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Codad: Maxaad Ka Taqaanaa Kaalinta Haweenka Ee Jihaadka Socda?

November 28, 2022
Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.

November 26, 2022
Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.