Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Madaafiic Lagu Garaacay Saldhigyada Xabashida Itoobiya Ee Baydhabo.
  • Allposts
  • Warar

Madaafiic Lagu Garaacay Saldhigyada Xabashida Itoobiya Ee Baydhabo.

calamada July 2, 2016 1 min read
132

itoobiyaan baqtiCiidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin gaar ahaan kuwa guutada madaafiicda ayaa saqdii dhexe ee xalay tiro madaafiic ah ku garaacay dhowr fariisin oo ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya iyo maleeshiyaatka Murtadiinta ay ka sameysteen gudaha iyo duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay.

Dhawaaqa jugta madaafiicda ayaa si aad ah looga maqlayay qeybo badan oo ka mid ah xaafadaha degmada Baydhabo iyo qaar ka mid ah deegaanada hoostaga degmadaasi.

Saldhigyada iyo xarumaha la duqeeyay waxaa kamid ah garoonka diyaaradaha Baydhabo pp fariisin u ah Injirleyda Itoobiya,madaxtooyada Murtad Shariif Sakiin,xerada Tababarka Cali Salaameey iyo saldhig melleteri oo ciidanka Kufaarta Xabashida Itoobiya ay ku leeyihiin dhabarka dambe ee garoonka diyaaradaha.

 Wararka ayaa intaasi ku daraya in gaadiidka caafimaadka Ambalaasta ay saacaddu markii ay ku beegneed 4:44 waaberigiisa saakay ay dhaawacyo ka aruuriyeen xarumaha maamulka ee gudaha magaalada.
Duqeyntaan ayaa kusoo aadeysa xilli maalintii shalay ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya gabi ahaan isaga carareen deegaanka Buurdhuxulle ee gobalka Bakool’iyagoona sidoo kale dhaqdhaqaaqyi bixitaan ah ka wada degmooyin iyo deegaano ka tirsan gobalkaasi.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Darsiga 27-aad Ee محاضرات رمضانية.
Next: Dhageyso Warka Duhur Ee Andalus 27-09-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.