Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Magaalada Muqdisho Oo Bandow Ah Iyo Xaalad Adag Oo Soo Wajahday Shacabka Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Magaalada Muqdisho Oo Bandow Ah Iyo Xaalad Adag Oo Soo Wajahday Shacabka Muqdisho.

February 7, 2017

Bandow1Gabi ahaan waxaa maanta bandow ah magaalada Muqdisho’iyadoona waddooyinka magaalada lagu soo daadiyay askar fara badan oo isugu jirta Kufaarta Afrikaanta iyo maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka.

Wadooyinka magaalada waxaa lagu jaray dhagaxaan iyo caro’waxaa sidoo kale gabi ahaan jirin wax gaadiid ah oo isticmaalaya wadooyinka magaalada marka laga reebo gaadiidka dowlada iyo kuwa shisheeyaha oo wadooyinka qaar lagu arkayo.

Gabi ahaan waxaa xiray goobihii Waxbarashada’caafimaadka iyo ganacsiga magaalada taasi oo muujineysa culeyska iyo xaalada adag ee soo wajahday shacabka magaalada Muqdisho.

Bandowga ayaa soconaya muddo labo maalin ah’waxeyna gaalada iyo dowlada Ridada federaalka cabsi xoogan ka qabaan in weeraro culus kala kulmaan dhanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin inta ay socota munaasabada doorashada madaxweynaha cusub ee dowlada federaalka taasi oo maalinra barito ah ka dhicidoonta gudaha magaaladan Muqdisho.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Muqdisho Somalia.

 

Continue Reading

Previous: Dhageyso Daryeel La’aanta Heysata Dhaawacyada Askarta Puntland.
Next: Yahuuda Oo Duqeysay Magaalada Gaza Ee Dhulka Falistiin.

Related Stories

Saddex Qof Oo Ku Dhimatay Galbeedka Kenya.
  • Allposts
  • Warar

Saddex Qof Oo Ku Dhimatay Galbeedka Kenya.

November 24, 2022
Dagaallo Culus Oo Ka Socda Gobolka Oromada.
  • Allposts
  • Warar

Dagaallo Culus Oo Ka Socda Gobolka Oromada.

November 24, 2022
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -30-4-1444-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -30-4-1444-Hijri

November 24, 2022

Sawirro

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.

October 26, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.