Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Maleeshiyaat Ka Tirsan Dowlada Federaalka Oo Bam Gacmeed Lagu Weeraray.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyaat Ka Tirsan Dowlada Federaalka Oo Bam Gacmeed Lagu Weeraray.

calamada May 21, 2016 1 min read
113

maleeshiyaatka Ridada 8457Saacadihii lasoo dhaafay waxaa bam gacmeed lagu weeraray maleeshiyaat ka tirsan dowlada Ridada federaalka oo ku socdaalayay qeybo ka mid ah deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.

Goobta sida gaarka ah maleeshiyaatka dowlada federaalka lagu weeraray ayaa ah agagaarka Quraca Dhimbil ee deegaanka Ceelasha biyaha’iyadoona dhawaaqa bamka laga maqlay qeybo ka mid ah deegaankaasi.

Goob-jooga ka agdhawaa goobta bamka ayaa warbaahinta u xaqiijiyay iney indhihiisu qabteen dhimashada hal askari iyo dhaawaca askari kale’waxeyna maleeshiyaatka qaraxa bamka kadib fureen rasaas fara badan taasi oo sababtay in muddo kooban hakad gala dhaqdhaqaaqii ganacsiga ee qeybo ka mid ah suuqa Ceelasha biyaha.

Maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka ayaa weeraro joogta ah kala kulma dhanka ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin’iyadoo habeen hore ay aheed markii ciidamada Muslimiinta weerar culus ku qaadeen warshadii hore Mutuleelka oo ku dhawa xeradii hore Maslax ee duleedka xaafada Suuqa Xoolaha halkaasi oo fariisin u ah maleeshiyaatka dowlada federaalka.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Muqdisho Somali.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Waaliga Hiiraan Oo Ka Hadlay Dagaal Beeleedka Beledweyne.
Next: Daawo Mu’asasada Al-kataa’ib Oo Soo Saartay Filimka Mojahideen_Moments_10.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.