Maleeshiyaatka Dowlada Federaalka Oo Dhac Baahsan Ka Geystay Suuqa Bakaaraha.

suuqa-bakaaraha-dabaqyadaMaleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka waxey habeenkii xalay dhac baahsan ka geysteen qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha oo ah suuqa ugu weyn dalka Somali.

Maleeshiyaatka Murtadiinta waxey dhaca sigaar ah kaga geysteen qeybta labaad Bagaashka ee suuqa Bakaaraha.

Maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka ayaa la xaqiijiyay in goobaha ganacsiga ay ka qaateen lacag dhan 50 Milyan oo shilin Somali’iyadoona arintaan ay si aad ah uga caroodeen ganacstada Suuqa Bakaaraha.

Maleeshiyaatka dowlada federaalka ayaa dhaca kadib isaga dhaqaaqay suuqa Bakaaraha’waxeyna arintaan cabsi xoogan ku abuurtay ganacsatada iyo guud ahaan shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho.

Ciidamada Kufaarta Afrikaanta iyo maleeshiyaatka dowlada Ridada Federaalka ayaa dhac’dil’dhaawac iyo xarig joogta ah kula dhaqaaqa dadka shacabka ee ku dhaqan goobaha ay kaga suganyihiin Kofurta iyo bartamaha dalka Somali.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Muqdisho Somali.

Comments are closed.