Dhageyso Maleeshiyaatka Dowlada Federaalka Oo Ku Wada Dagaalamay Beledweyne.

beledweyneSaacadihii lasoo dhaafay waxey maleeshiyaat ka wada tirsan dowlada Ridada federaalka ku dagaalameen gudaha degmada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan.

Iska hor’imaadka waxa uu sigaar ah kaga dhacay wadada dhanka Konfureed ee laga soo gala magaalada Beledweyne kuwaasi oo dirirtooda ka bilaabatay muran ku aadan qeybsiga lacag baad ah oo kaga soo xarootay goobta isbaarada.

Iska hor’imadkan waxey maleeshiyaatka Murtadiinta isugu adeegsadeen hubka kala duwan’iyadoona iska hor’imaadka uu sababay khasaara dhexdooda ah.

Mid ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Beledweyne oo la hadlay Idaacada Andalus ayaa xaqiijiyay iney arkeen meydadka saddex askari oo iska hor’imaadka ku dhintay iyo dhaawaca tiro kale oo ah maleeshiyaatka dowlada federaalka.

Magaalada Beledweyen waxey ka mid tahay goobaha ugu badan oo ay ka dhacaan iska hor’imaadyada dhex mara maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka.

Halkan Ka Dhageyso Goob-joogaha.

Calamada.com

Comments are closed.