Ciidamada mujaahidinta wilaayada Bay&Bakool ayaa ka hortagay maleeshiyaad katirsan maamulka asha-haado ladirirka Shariif Sakiin ee degmada Buurhakaba kuwasi oo doonayay in qal qal xaga amaanka ah in ay ka sameeyen deeganada degmadaasi kudhow dhow.
Maleeshiyaadka ayaa weerar ay doonayeen in ay kudhibaateeyan shacabka musliminta ah ee kudhaqan deegaanka Buur Eyle oo qiyaas 30 Km ujirta Buurhakaba isku dayay inay sameeyen hase yeeshe ciidamada mujaahidinta oo ka war hayay dhaq dhaqaaqa cadowga ayaa weeraro dhabo-galo ah uqorsheeyay.
Dagaal culus ayaa kadhacay gudaha deegaanka Buur-Eyle marki ay gaareen maleeshiyaadka dagaalkaasina waxa uu udhexeyay ciidamada mujaahidinta ee difaacaya hantida shacabka muslimiinta ah iyo maleeshiyaadka baahida ay kudishay Buurxakaba.
Gurmad ciidan oo maleeshiyaad ah ayaa kasoo dhaqaaqay Buurxakaba marki ay ka war heleen in walalahoodi lagu baacsaday dagaaladi dhacay, maleeshiyaadki gurmadka usoo baxay ayaa kudhacay weerar dhabo-gal ah oo loogu diyaariyay duleedka degmadaasi,dib ayay ugu carareen Buurxakaba,markale ayay soo rogaal celiyeen hase yeeshe waxa ay la kulmeen dagaal ka adag weerarki hore dantuna waxay ku qasabtay iney ku laabtaan Buur oo markale aysan kasoo dhaqaaqin.
Maleeshiyadi lagu baacsaday Buur Eyle oo dheg laqabto aan laheyn iyagoo kusii ordaya halki ay marki hore duulanka kasoo qaaden ayaa kudhacay weerar lagu sii kala gaabinayo qasaare culus ayaa markale gaaray.
Saraakisha ciidamada mujahidinta ayaa inoo sheegay in weeraradasi dhowrka ay kadhasheen qasaare badan tiro askar ah ayaa lagu dilay kuwo kalana waa lagu dhawacay in kastoo aan lasoo gudbin numberka dhimasho.
Allow jibi galada eyo wixi dhabada udhiqa