Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Maleeshiyaatka Khaliif Xiftar Oo Dad Shacab Ku Xasuuqay Liibiya.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyaatka Khaliif Xiftar Oo Dad Shacab Ku Xasuuqay Liibiya.

calamada July 24, 2016 1 min read
109

Liibiya42158Wararka ka imaanaya wadanka Liibiya ayaa sheegaya in maleeshiyaadka dagaal Oogaha daaquudka Khaliifka Xaftar ay xasuuq daran ugeysteen dad shacab ah oo ku sugnaa magaalada Benghazi ee bariga wadankaasi dhacda.

Meydadka illaa iyo 21 qof oo madaxdyada laga guray ayaa xalay fiidkii lasoo dhigay xaafadda Al-leythi ee bariga magaalada Benghazi.

Meydadka oo jirdkooda ay ka muuqdeen astaamo tacdiibin ah ayaa madaxyada rasaas looga sharnaqay sida ay sheegeen dad goob joogayaal ah.

Maleeshiyaadka dagaal oogaha khaa’inka ah Khaliifka Xaftar ayaa la rumeysanyahay in xabsiyada ay kalasoo baxeen dadka muslimiinta ah oo ay ku eedeeyeen in ay taageersanyihiin xoogaga kacdoon wadayaasha Liibiya iyo Mujaahidiinta Ansaaru shareecah.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in Meydadka dadka la xasuuqay lasoo dhigay goob qashin qub ah, jamaacada Saraaya Difaac ayaa ku goodisay in ay ka aargudan doonto xasuuqa lagula kacay dadka ku dhaqan magaalada Benghazi.

Xasuuqan ay ku dhaqaaqeen maleeshiyaadka Xifter ayaa imaanaya maalmo kadib markii dagaallo ka dhacay Bariga Liibiya cadawga si xun loogu jebiyay islamarkaana dhulka lasoo dhigay diyaarad melleteri oo ay saarnaayeen sedax sarkaal faransiis ah.

Qeybaha kala duwan ee shacabka Liibiya iyo hoggaamiyaasha siyaasadda ayaa cambaareeyay xasuuqa cusub ee ka dhacay magaalada hareeraysan ee Benghaazi oo sedaxdii sanadood ee lasoo dhaafay hardan xooggan uu ka socday.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Warka Duhur Ee Andalus 19-10-1437 Hijri.
Next: Dhageyso Barnaamijka Caalamulyowm Ee Andalus 19-10-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.