Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Mareykanka Iyo Xulufadiisa Oo Bilaabay Weerar Ka Dhan Ah Nuseyriga Bishaar Al-asad.
  • Allposts
  • Warar

Mareykanka Iyo Xulufadiisa Oo Bilaabay Weerar Ka Dhan Ah Nuseyriga Bishaar Al-asad.

April 14, 2018

Xilli maalmihii ugu dambeeyey madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu ku hanjabayay inuu jawaab ka bixin doono duqeyntii sunta kiimikada Nidaamku u adeegsaday ee dhawaan lagu garaacay magaalada Duuma ayuu Maraykanku qaaday tallaabo boor isku qarin ah.

Diyaaradaha dowladaha Ingiriiska, Maraykanka iyo kuwa Faransiiska ayaa duqeymo ka fuliyay goobo kala duwan oo kamid ah dalka Suuriya gaar ahaan deegaannada gacanta uu ku hayo Nidaamka Bashaar Al-Asad.

Goobaha ay diyaaradaha Reer galbeedku duqeeyeen waxaa kamid ah xarunta machadka baaritaanka cilmiga ee ku yaala magaalada Dimishiq, saldhig milliteri oo ku yaala magaalada Ximis, garoonka milliteri ee Al-Damiir, garoonka milliteri ee Bazza iyo meelo kale, waxaana dhamaantoda lagu tilmaami karaa iney ahaayeen duqeymo boor isku qarin ah oo aan xaqiijin wax hadaf ah.

Dad ku sugan magaalada Dimishiq waxay sheegeen iney arkayaan gantaallo ku hoobanaya xarunta machadka oo ku yaala xaafadda Barza ee magaalada Dimishiq, waxaana dowladda Maraykanka ay sheegtay in machadkaas uu qaabilsanaa hormarinta suntan kiimikada ee uu Nidaamku adeegsado.

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo hadlay daqiiqado kadib markii duqeymuhu billowdeen ayaa shaaca ka qaaday in dalka Suuriya uu kasoconayo howlgal ay iska kaashanayaan dowladiisa, iyo dowladaha Ingiriiska iyo Faransiiska.

Trump ayaa weerar afka ah wuxuu ku qaaday dowladda Ruushka, isagoona uga digay iney si wado kusii socoshada wadada uu kuu tilmaamay iney tahay mugdi.

Haweeneyda maamusha dalka Ingiriiska Treza May oo hadashey waxay dhankeeda sheegtay iney ku amartay ciidamada Ingiriiska iney qaadaan howlgal xadidan oo lagu beegsanayo ahdaaf milliteri oo ku yaala Suuriya.

Maamulka Bashaar Al-Asad dhankiisa, wuxuu ku tilmaamaya duqeymaha dhacay duulaan qaawan oo lagu soo qaaday dal madax banaan, isagoona intaa ku daray in duqeymahan ay ku xadgudbeen shuruucda caalamiga iyo qawaaniinta u degsan golaha Amaanka.

Safiirka dowladda Ruushka u fadhiya dalka Maraykanka ayaa bartiisa Twitterka wuxuu kusoo qoray qoraal uu kaga hadlayo duqeymaha dhacay, isagoona ku tilmaamay waxa dhacay iney xadgudub ku tahay shakhsiyadda madaxweynihiisa Faladamir Butin.

Wuxuu ku hanjabay iney jawaaab cad oo muuqata ka bixin doonaan tallaabada ay qaadeen dowladaha Maraykanka, Ingiriiska iyo Faransiiska.

Marka laga hadlo dhamaan duqeymaha dhacay oo qiyaas ahaan loo adeegsaday illaa iyo 30 gantaal, majiraan khasaare nafeed oo ka dhashey, waxaana keliya saameyntooda ku koobneyd burburka dhismayaasha la duqeeyey.

Maalmihii lasoo dhaafey intii uu Trump hanjabayay ayuu Nidaamku ka baaran degay tallaabooyinka uu qaadayo, waxaana hubka, ciidamada iyo saraakiisha Nidaamka laga daabulay garoomada iyo goobaha ay macquulka ahayd in la duqeeyo, iyadoona la geeeyey saldhigyada ay ku suganyihiin ciidamada Ruushka, halkaas oo wax duqeyn ah aanu ka dhicin.

Continue Reading

Previous: Dhageyso Muxaadaro Ka Hadleysa Kaalinta Haweenka Ee Jihaadka Iyo Sheekh Dul-yadeyn.
Next: Dhageyso Shabaabul Mujaahidiin Oo Sheegtay Mas’uuliyadda Dilka Sarkaal Ka Tirsan Maamulka Puntland.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -30-4-1444-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -30-4-1444-Hijri

November 23, 2022
Ugaaska Beesha Cowlyahan Oo Sheegay In Beesha Si Buuxda U Qaadatay Fatwadii Culimada.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Warar

Ugaaska Beesha Cowlyahan Oo Sheegay In Beesha Si Buuxda U Qaadatay Fatwadii Culimada.

November 23, 2022
Akhriso Xogta Dagaallo Lagu Jabiyay Ciidanka DF Oo Ka Dhacay Hiiraan.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Dagaallo Lagu Jabiyay Ciidanka DF Oo Ka Dhacay Hiiraan.

November 23, 2022

Sawirro

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.

October 26, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.