Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Mareykanka Oo Qirtay Iney Ka Dhinteen Ku Dhawaad 20 Duuliyaal Diyaaradeed.
  • Allposts
  • Warar

Mareykanka Oo Qirtay Iney Ka Dhinteen Ku Dhawaad 20 Duuliyaal Diyaaradeed.

calamada March 9, 2016 2 min read
139

photo-Pentagon1Xoghayaha Wasaaradda Ciidamada Cirka ee Dowladda Saliibiyada ee Mareykanka haweeneyda lagu magacaabo Deborah Lee James ayaa sheegtay in 19 duuliye oo Mareykan ah inay dhinteen tan iyo bishii August ee Sannadkii lasoo dhaafay, iyadoo ka gaabsatay inay faah faahin ka bixiso howl-galladii ay ku dhinteen duuliye-yaashaasi.

Qoraal ay ku qortay bogga ay Twitterka ku leeyihiin Ciidamada Cirka ee Mareykanka aya waxay ku tiri : “ maalin walba waxaa jira duuliye-yaal naftooda halis gelinaya, tan iyo bishii August ee Sannadkii aan soo dhaafnay waxaan khasaarinay 19 duuliye, kuwaas oo geeriyooday xilli ay ku guda jireen dagaalka ay ugu halgamayaan [waxa ay ugu yeertay] xorriyadda”.

Shir Jaraa’id oo maalin ka hor ay ku qabatay Xafiiska Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ee The Pentagon ayaa haweeneydani ku magacaaban xoghayaha Ciidamada Cirka waxay diiday inay ku faah faahiso qaabkii ay ku dhinteen duuliye-yaashaasi, hase yeeshee waxaa loo badinayaa in badankood ay geeriyoodeen markii diyaaradihii ay la socdeen lagu soo riday ama Shilal ay ku galeen dalalka Ciraaq, Suuriya iyo Afghanistan.

Dhinaca kalena Sarkaal ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Saliibiyada ee Mareykanka ayaa sheegay in diyaarad dagaal oo ay leeyihiin Ciidamada Meliteriga in maalintii Sabtidii ee lasoo dhaafay ay kusoo dhacday qeybo ka tirsan dalka Ciraaq, isagoona xusay in lasoo bad baadiyay Afar duuliye oo diyaaraddaasi la socotay.

Inkastoo Sarkaalkan uusan sheegin goobta rasmiga ah ee diyuuraddaasi ay kusoo dhacday ayaa haddana xoogagga Mujaahidiinta ee ka dagaallama dalka Ciraaq waxay maalintii Axaddii ee lasoo dhaafay ay shaaciyeen in diyaarad dagaal oo Mareykanku leeyihiin inay kusoo rideen meel ku dhow magaalada Arbiil ee Waqooyiga dalkaasi.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Warka Duhur Ee Andalus 29-05-1437 Hijri.
Next: Dhageyso Barnaamijka Caalamulyowm Ee Andalus 29-05-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.