Mas’uul Ka Tirsan Mujaahidiinta Al-qaacidah Oo Shahiiday.

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa Shihiiday Mas’uul ka tirsan Mujaahidiinta Al-qaacidah gaar ahaan faraca Mujaahidiinta Al-qaacidah ee dhulka Bilaadul Magribil Islaam.

Mas’uulka Shihiiday ayaa lagu magacaabi Jiray Hishaam Abuu Rawaaxah waxaana uu ahaa Mas’uulkii dhanka Iclaamka ee Mujaahidiinta Al-qaacidah ee dhulka Bilaadul Magribil Islaamka,waxa uu sidoo kale ahaa hormuudka Mu’asasada Al-andalus ee garabka Warbaahineed ee Mujaahidiinta Al-qaacidah ee dhulkaasi.

Sheekh Abuu Ruwaaxah Allaah Shahaadadiisa haka aqbalo waxa uu ahaa Aabo Waayeel ah oo muddo badan soo taagnaay Saaxada Jihaadka Bilaadul Magribil Islaam, waxa uu ugu dambeyntii helay waxii uu in muddo ah haminayay oo ah inuu Allaah dartiisa u Shihiido Kamaa Naxsibuh.

Mujaahidkan Shihiiday ayaa kasoo jeeda dalka Al-jazaa’ir waxa uu ka mid ahaa Ragii ugu horeeyay ee Jihaadka dalka Al-jazaa’ir iyo guud ahaan dhulka la isku yiraahdo Bilaadul Magribil Islam.

Calamada.com

Comments are closed.