Mu’asasada Al-kataa’ib Oo Ballan Qaaday Kalimad Cusub Uu Jeedinayo Amiirka Shabaabul Mujaahidiin.

Mu’asasada Al-kataa’ib ee Garabka Warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahdiin ayaa ballan qaaday iney goordhaw baahindoonta kalimad cusub oo uu jeedinayo Amiirka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Axmed Cumar Abuu Cubeydah Allaah ha dhowra.

Kalimadda cusub ee Amiirka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa ku baxeysa Luqadda Somaliga waxaana uu kaga hadlayaa xaalada guud ee dalka uu marayo iyo dagaalka culus ee lagula jira Kufaarta soo duushay.

Wargelin ay baahisay Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa lagu xaqiijiyay in Kalimadda Amiirka Shabaabul Mujaahdiin Caawa la baahindoona islamarkaana lagu dhageysan doona Barnaamijka Faafreebka Wararka.

Webseydka Calamada waxa uu dhageystayaashiisa iyo Akhristayaashiisa u ballan qaadayaa inuu u soo gidbin doono kalimadda Amiirka markii ay soo baxda Inshaa Allaah.

Calamada.com

Comments are closed.