Mu’assasada Al-kataa’ib Oo Baahin Doonta Documentary Muhiim Ah Oo Ka Kooban 12-qaybood.

Mu’assasada Al-kataaib oo ah garabka warbaahineed ee xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab waxay ballanqaaday in dhowaan ay baahin doonto muuqaallo Documentary ah o diiradda saari doono arrino xasaasi ah oo ku aadan qawaaniinta .

Documentary-gan ay baahin doonto mu’assasada Al-kataaib oo ah mid ka kooban 12 qaybood waxa uu falanqaynayaa qawaaniinta kufriga ee ay ay ku dhaqmaan xukuumadaha Riddada ah dalka ka dhisan dalkeenana ku maamulaan.

Wuxuu taxanahan si qotodheer u dul istaagi doonaa qodobada ku qeexan waxa loogu yeero dastuurka federaalka ee Soomaaliya, xeerka ciqaabta iyo shuruucda kale ee lagu hago siyaasadaha xukumadda iyo maamul goboleedyada riddada ah. Xeerarkan oo ah kuwo gacan-ku-rimis ah lagana soo minguuriyay dowladaha reer galbeedka saliibiga ah ayaa dalka lagu maamulayay laga soo billaabo xorriyad-ku-sheeggii dhalanteedka ahaa ee la qaatay 1960kii ilaa maanta.

Halkan Ka Akhriso Bayyaanka Oo Faahfaahsan Kuna Qoran Luuqadda Soomaaliga.

Comments are closed.