Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Mujaahidiinta Al-qaacidah Ee Wadamada Jaziiratul Carab Iyo Magribul Islam Oo Ka Hadlay Istish-haadka Sh Cumar C/raxman.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Al-qaacidah Ee Wadamada Jaziiratul Carab Iyo Magribul Islam Oo Ka Hadlay Istish-haadka Sh Cumar C/raxman.

February 20, 2017

شيخ عمر عبد الرحمنFaracyada Mujaahidiinta Alqaacida ee Jaziiradda carabta iyo Maqribul Islaam ayaa soo saaray bayaan taczi ah oo ku saabsan geerida Sheekha caalimka ahaa ee Dr Cumar Cabdi Raxmaan Raximahullaah.

Bayaankan oo ku qoran luuqadda Carabiga islamarkaana si wadaji ah uga soo baxay mu’assasaadka Andalus iyo Al-Malaaxim ayaa umadda islaamka siday u dhantahay gaar ahaan ahalka Sheekha waxaa looga tacziyeeyay geeridii naxdinta badneyd ee dhawaan ku timid Sheekh Cumar Cabdi Raxmaan oo ku xirnaa xabsiyada dulmiga badan ee dowladda Maraykanka.

Waxaa bayaanka lagu sheegay in jaraa’imta dowladda Maraykanka ay ka gashay Muslimiinta ay ku darsatay midkan ugu dambeeya ee ah in caalimka rabaaniga ah sheekh Cumar uu ku shahiiday gudaha xabsiyadeeda, isagoo u xirnaa rubac qarni.

Waxaa bayaanka lagu amaanay sugnaanta iyo adkeysiga uu sheekha la yimid fatradaas dheer ee uu ku jiray gacanta dowladda Maraykanka, waxaana Mujaahidiintu ku tilmaameen inuu yahay libaaxii Cilmiga iyo Jihaadka, iyadoona uu intaas ku daray bayaanka in Sheekhu ahaa qof looga dayado Nafhurka, samirka, isagoona manaarad dheer oo ifeysa u taagay umadda Islamaka si ay u ifsato Inshaa’Allaah.

Amaan loo soo jeediyay Sheekha iyo sheegida mawaaqiftiisa taariikhiga ahaa kadib, waxay faracyada Alqaacida ee Jaziiratul Carab iyo Maqribul Islaam ay u tacziyeeyeen umadda Islaamka.

“waxaan uga tacziyeyneynaa nafteena, umadeena guud ahaan si gaar ah ahalka Sheekha musiibadan weyn, Qalbiguna wuu murugoonayaa, ishuna way ilmeyneysaa, mana dhahayno wax Alle raalli geliya mooyee, Innaa Lillaahi Wa inaa Ilayhi Raajicuun, Ilaahow musiibadeena naga Ajar sii nooguna bedel wax ka kheyr badan” ayaa lagu yiri bayaankan taczida ee sida wadajirka ah uga soo baxay labo farac oo kamid ah faracyda ugu weyn ee Qaacidatul Jihaad.

Ugu dameyn waxaa dhamaadka Bayaankan fariin loogu diray guud ahaan Islaamka, waxaana loogu baaqay iney u aargudaan Sheekha, islamarkaana haddii ay awoodi waayeen iney kasoo saaraan xabsiga uu ku jiray ay ka aargutaan dadkii sababay geeridiisa.

“ waxaan ugu baaqeynaa wiilasha Islaamka, iyo farda fuulladiisa sharafta badan, haddii aydaan ku guuleysan inaad Sheekha kasoo saartaan xabsiga, waa inaad ku dadaashaan fulinta iyo ka dhabeynta dardaarankiisa, waana waxa ugu yar ee ay keensaneyso walaaltinimada Islaamka” ayaa lagu yiri bayaankan kasoo baxay Alqaacidada Jaziiradda Carabta iyo Maqribul Islaam.

Maalintii sabtida ayaa la shaaciyay geerida sheekha caalimka caabidka Dr Cumar Cabdi-Raxmaan, kaas oo tan iyo sanadkii 1993 ku jiray xabsiyada dowladda Maraykanka, waxaana sheekha uu la kulmayay tacadiyaad iyo tacdbiib daran oo uga imaanayay ilaalada Xabsiga.

Waxa socoda dadaallo lagu doonayo in meydka Sheekha lagu keeno dalka Masar, islamarkaana lagu aaso, taas oo ahayd dar-daaranka sheekha balse lama oga sida ay ku suura geli karto, iyadoo dowladda Masar ay ka meermeereyso in dowladda Maraykanka ay arinkaas ka codsato.

Continue Reading

Previous: Madaafiic Lagu Garaacay Saldhigyada Ciidamada Puntland.
Next: Maxamad Yarow Oo Isku Dhiibay Shabaabul Mujaahidiin.

Related Stories

Daawo Gudoomiyaha Odayaasha Sh/dhexe Oo Sheegay In Bulshada Gobalka Si Buuxda U Qaateen Fatwadii Culimada.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Warar

Daawo Gudoomiyaha Odayaasha Sh/dhexe Oo Sheegay In Bulshada Gobalka Si Buuxda U Qaateen Fatwadii Culimada.

November 21, 2022
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -28-4-1444-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -28-4-1444-Hijri.

November 21, 2022
Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022

Sawirro

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.

October 26, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.