Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Mujaahidiinta Al-qaacidah Oo Bayaan Kasoo Saaray Afduub Ay Geysteen Sirdoonka Pakistan.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Al-qaacidah Oo Bayaan Kasoo Saaray Afduub Ay Geysteen Sirdoonka Pakistan.

calamada July 19, 2016 2 min read
115

Bayaan Alqaacidah CaalamkaBayaan ay soo saartay Mu’assasada As-saxaab ayaa waxaa looga hadlay Afduub ay Ciidamada Dowladda daba dhilifka ee Pakistan u geysteen qaar ka tirsan Xaasaska iyo Caruurta ay dhaleen walaalaha Muhaajiriinta ee ku sugan Mandiqadda Waziristaan ee u dhaxeysa Waddamada Pakistan iyo Afghanistan.

Bayaanka kasoo baxay Mujaahidiinta Al-Qaacidda ayaa waxa uu u qornaa sidatan :-

Jamaacada Qaacidatul Jihaad waxay shaacineysaa in Maamulka Dalka Pakistan ee Khaa’inka ah oo awaamiir ka helaya Sirdoonka Mareykanka in Sanad iyo bar ka hor ay xireen Qoysaska kala ah :

1-Sumaya Murjaan Saalim oo aheyd Xaaskii uu ka tagay Ash-shahiid Cadnaan Shaakir Jumcah –Raximahullaah- iyo Carruurteeda, kuwaas oo la qabtay markii Ciidamada Pakistan ay soo weerareen gurigooda oo kuyaalla Mandiqadda Waana ee Koonfurta Waziristaan.

2-Faaduma Ayman Al-Dawaahiri  oo aheyd Xaaskii uu ka tagay Ash-shahiid Abuu Basiir Al-Urduni –Raximahullaah- iyo Caruurteeda todobada ah, kuwaas oo lagu qabtay gudaha Pakistan, kadib markii ay kasoo baxeen Gobolka Waziristaan duqeymaha is daba joogga ah ee halkaas ka dhacaya aawgeed.

3-Umeyma Ayman Al-Dawaahiri oo aheyd Xaaskii uu ka tagay Ash-shahiid Abii Dujaana Al-Baashaa –Raximahullaah- iyo Carruurteeda Shanta ah, kuwaas oo lagu qabtay gudaha Pakistan, kadib markii ay kasoo baxeen Gobolka Waziristaan duqeymaha is daba joogga ah ee halkaas ka dhacaya aawgeed.

Bayaanka waxaa lagu sheegay inay fashilmeen dhammaan dhex-dhaxaadintii iyo wadahalladii lala galay Ciidamada Dowladda Pakistan ee daba dhilifka ah ee lagu doonayay in lagu sii daayo Qoysaskaasi, iyadoona weli ay ku jiraan gacanta Meliteriga Pakistan, kuwaas oo awaamiir ka helaya mudanayaashooda Mareykanka.

Ugu dambeyntii Bayaankan kasoo baxay Hoggaanka Mujaahidiinta Al-Qaacidda waxaa lagu sheegay mas’uuliyadda wixii qoysaskaasi ku dhaca ay dusha ka saarayaan Xukuumadda Pakistan, Meliterigeeda iyo Mudanayaashooda Mareykanka ee amarrada ay ka helayaan.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Warka Duhur Ee Andalus 14-10-1437 Hijri.
Next: Dhageyso Barnaamijka Caalamulyowm Ee Andalus 14-10-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

August 5, 2022
Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

July 22, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

August 1, 2022
Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

July 31, 2022
Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

July 29, 2022
Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 27, 2022
Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

July 24, 2022
SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

July 21, 2022
Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

July 13, 2022
Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

July 12, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.