1 thought on “Mujaahidiinta Alshabaab Oo Dagaal Kula Wareegay Ceelwaaq.

  1. Ka cantoobsay alshabaab hukay cadawgu sii yeen dheh
    Cagta mariye gooray ridadu cunaysay qaad kii dheh
    Cad cad loo jar korantiyo ku wii Eebe caasiyey dheh
    Carar yoo warfoo aadan baan cayti la ogayn dheh
    Waxa calala uustii ku dhacay waan cajabayaa dheh
    Cashiiriyo tol lama aan ahayn cadaw ansaar tiise
    Calaal bay ahaayeen samaan oo cid ma ogayn dheh
    Ciljigaa madaw baa rartoo waa cabiid saniye
    Cadaab naara waa sugi midaan tawbad celinayne
    Ciidaa habaartoo kufray cudud ku biirsheeene
    Colka naafiyow Eebahay kugu casuun guusha
    Cirka iyo dhulkaa laga aqbalay caaway ducadaane
    Ciidamada shabaabow lib hela waad cizaw deene
    Ceelwaaq cabaad kii kabaxay caalaha ridoobay
    Cawaan kii warfaa carar baqada oo cagaha maalye
    Cawo iyo nasiib uma lahayn guulu celiyaaye
    Asagoo calaacalahayoo caga ku booraysan
    Cadaan looma oga meelu dhigay jaanyo cirib toona
    Cudud wuxu kufrigu siiyey calala uus baahan
    Casar bay kaqaateen shabaab oo la celin waa dheh
    Dhashiikaha camiran iyo jantaha caada wada jooga
    Ciidaa rasaastaa ka badan cadawgu kayd sheene
    Cusbo kulay tahay ka rarare geeshku ceelwaaq dheh
    Kayd cuukinaayiyo aduun noo camire gaale
    Ceshanoo markale iyo laqaad cadawna naafaw yey

Comments are closed.