Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Mujaahidiinta Alshabaab Oo Si Buuxda Ula Wareegay Degmo Iyo Deegaan Muhiim Ah.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Alshabaab Oo Si Buuxda Ula Wareegay Degmo Iyo Deegaan Muhiim Ah.

calamada July 22, 2016 1 min read
82

Mujaahidiinta furashoCiidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiinta waxey si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta degmo iyo deegaan ka tirsan gobalka Shabeelada dhexe.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay in ciidamada Muslimiinta ay si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta degmada Towfiiq oo horay loo aqooni jiray Masaajidka Cali Gaduud iyo Deegaanka Wargaadhi oo ka wada tirsan gobalka Shabeelada dhexe.

Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan degmada iyo deegaanka oo la hadlay Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa sheegay iney si aad ah ugu faraxsanyihiin la wareegida Mujaahidiinta ay lawareegeen degmada Towfiiq iyo Deegaanka Wargaadhi,

Dagaal laba bilood ka hor ka dhacay degmada Ruun-Nirgood ayaa lagu dilay wax kabadan 53 askari oo katirsan Melleteriga Dowladda Federaalka iyadoona gaadiid dagaal laga qabsaday wixii xiligaasi ka dambeeyay ayay sii wiiqmayeen maleeshiyaadka taabacsan DF oo sida muuqata qaab beeleed u abaabulan.

Halkan Ka Dhageyso Farxada Dadka Shacabka.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Warka Duhur Ee Andalus 17-10-1437 Hijri.
Next: Dhageyso Warka Subax Ee Andalus 18-10-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.