Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Mujaahidiinta Dhaalibaan Oo La Wareegay Labo
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Dhaalibaan Oo La Wareegay Labo

August 20, 2018

Ciidamada Mujaahdiiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa dagaallo culus ku qaaday Labo magaalada oo ka wada Tirsan Wilaayada Faryab ee Waqooyga Afghanstan degmooyinkaasi oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaatka maamulka  Kaabul.

Weerarka Kowaad waxey ciidamada Mujaahidiinta ku qaadeen degmada Bilchiragh waxaana halkaasi ka dhacay dagaal culus oo muddo kooban socday.

Ugu dambeyntii ciidamada Mujaahdiiinta Dhaalibaan ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta magaalada,iyadoona maleeshiyaatkii Murtad Ashraf Gaani ee ku sugnaay degmadaasi ay noqdeen kuwoo dhimasho iyo dhaawac ku noqday dagaalka iyo tiro badan oo iyaga iyo hubkoodaba isku dhiibay ciidamada Mujaahidiinta ee dagaalka kula wareegay magaaladaasi.

Sidoo kale ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanstan ayaa Qaniimeystay oo gacanta ku dhigay gaadiid dagaal iyo hub fara badan,iyagoona sidoo kale dagaalka ku gubay tiro gaadiid ah oo uu lahaa maamulka Ridada Kaabul.

Weerarka Labaad waxey ciidamada Mujaahidiinta ku qaadeen degmada Gehalazi ee isla Wilaayada Faryab,waxaa degmadan sidoo kale ka dhacay dagaal culus oo dhexmaray ciidamada Mujaahidiinta iyo kuwa Ridada Afghanistan.

Intii dagaalka uu socday waxey ciidamada Mujaahidiinta gacanta ku dhigeen Labo gaari oo noocyada gaashaaman ah iyo keydkii Hubka ee saldhiga degmada,waxeyna ugu dambeyntii furteen magaalada iyagoona Raayada Towxiidka ka taagay bartamaha magaaladaasi.

Furashada Labadan magaalo ayaa qeyb ka ah howlgal dagaaleedka Al-khandaq ee sida tooska ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan ay ka wadaan guud ahaan gobalada dalka Afghanistan,waxaana xusid mudan in Shantii Bilood ee u dambeysay ciidamada Mujaahdiiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ay la wareegeen oo ay furteen ku dhawaad 15 Magaalo oo ku kala yaala Waqogyga Konfurta iyo Bartmaha dalka Afghanistan.

Continue Reading

Previous: Weerar Lala Beegsaday Safaaradda Mareykanka Ee Turkiga
Next: Dhageyso Muxaarado Ka Hadleysa Axkaamta Udxiyada Iyo Aadaabta Ciida.

Related Stories

Dagaallo Askar Badan Looga Dilay DF Oo Ka Dhacay Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Warar

Dagaallo Askar Badan Looga Dilay DF Oo Ka Dhacay Sh/dhexe.

November 24, 2022
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -30-4-1444 Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -30-4-1444 Hijri

November 24, 2022
Iska Hor’imaad Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo.
  • Allposts
  • Warar

Iska Hor’imaad Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo.

November 24, 2022

Sawirro

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.

October 26, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.