Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan Oo Dagaal Kula Weeray Saldhigyo Ciidan.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan Oo Dagaal Kula Weeray Saldhigyo Ciidan.

calamada April 7, 2016 1 min read
147

imaarada afghanistanCiidamada Mujaahidiinta Imaarada islaamiga ah ee Afghanistan ayaa saacadihii lasoo dhaafay dagaal kula wareegay Seddax Saldhig oo Maleeshiyada Xukuumadda daba dhilifka ee dalkaasi ay ku lahaayeen Waqooyiga magaalada Caasimadda ah ee Kaabuul.

Afhayeen u hadlay Ciidamada Booliiska ayaa sheegay in dagaalyahannada Daalibaan ay saldhigyadaasi qabsadeen kadib iska hor imaadyo culus oo ka dhacay duleedka magaalada Bal-Khamri ee Xarunta Gobolka Baglan ee Waqooyi galbeed kaga beegan magaalada Kaabuul.

Waxa uu tilmaamay Afhayeenku in dagaalkaasi uu sababay khasaare xooggan, inkastoo uu ka gaabsaday inuu faah faahiyo khasaaraha Ciidankooda kasoo gaaray dagaalkaasi, laakiin goob joogayaal ayaa ku warramay in dagaalka lagu dilay toboneeyo Askari oo Afghaaniyiin ah.

Dad goob joogayaal ah oo  sidoo kale la hadlay Wakaaladda Wararka ee Reuters waxay sheegeen in Ciidmada Mujaahidiinta Daalibaan ay weli maamulayaan goobihii shalay ay dagaalladu ka dhaceen ee Gobolka Baglan, iyadoona Mujaahidiintu ay dhowr jeer fashiliyeen isku dayo ay Maleeshiyaadka daba dhilifyada ah ku doonayeen inay dib ugu qabsadaan Saldhigyadii lagala wareegay.

Ciidamada Mujaahidiinta Daalibaan ayaa sii xoojiya weerarrada ay qaadaan marka la gaaro xilliga Gu’ga, waxaana Mujaahidiintu ay markaas qaadaan dagaallo iyo xamlooyin waaweyn oo ay ku beegsanayaan Saldhigyada iyo Xarumaha ay ku sugan yihiin Maleeshiyaadka daba dhilifyada ah iyo Ciidamada Gaalada Nato ee xoogga ku jooga dalka Afghanistan.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weeraro Ka Dhacay Deegaano Ka Tirsan Gobalka Sh/hoose.
Next: Dhageyso Warka Duhur Ee Andalus 29-06-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

August 5, 2022
Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

July 22, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

August 1, 2022
Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

July 31, 2022
Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

July 29, 2022
Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 27, 2022
Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

July 24, 2022
SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

July 21, 2022
Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

July 13, 2022
Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

July 12, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.