Mujaahidiinta Jundul Aqsaa Oo Beyco La Galay Mujaahidiinta Jabhada Fatxi Shaam.

jundul AqsaaJamaacada Jundul Aqsaa oo kamid ah jamaacaadka ugu weyn ee Suuriya ayaa go’aansatay iney ku biirto Jabhadda Fatxu-Shaam, waxaana baraha Internetka lagu baahiyay bayaanka labada dhinac kasoo baxay ee lagu xaqiijinayo MIdnimada ay wada gaareen labadan Jamaaco.

Jundul Aqsaa ayaa sheegtay in iyadoo ilaalineysa maslaxada Jihaadka Shaam ay ku biirtay Jabhadda, ayna sii wadi doonto dagaalka ka dhanka ah Nidaamka Mujrimka Bashaar Al-Asad.

waxaa Bayaanka lagu iclaaminayay baycada iyo isku biiritaanka Jamaacaadka Jundul Aqsaa iyo Fatxu-Shaam si wada jir ah u saxiixeen Amiirka Jabhadda Fatxu-Shaam Sheekh Abii Muxamed Al-Jowlaani, iyo amiirka Jundul Aqsaa Abii Diyaab Al-Sirmiini.

Hoos Ka Akhriso Bayaanka Beecada.

photo_2016-10-09_19-09-44

Calamada.com

Comments are closed.