Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Mujaahidiinta YEMEN Oo Fariin Adag U Diray Dowladaha Isbaheysiga Iyo Maleeshiyaatka La Shaqeeya.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta YEMEN Oo Fariin Adag U Diray Dowladaha Isbaheysiga Iyo Maleeshiyaatka La Shaqeeya.

calamada May 5, 2016 2 min read
92

yemen34Bayaan kasoo baxay Mujaahidiinta Ansaaru Shareeca faraca Al-qaacida ee dalka Yaman ayaa farriin lahjad kulul ah waxaa loogu diray cid waliba oo ka qayb qaadaneysa dagaalka dowladaha Mareykanka iyo kuwa Carabta ay ku iclaamiyeen Mujaahidiinta Yaman.

Bayaanka oo soo baxay xilli dambe oo maalintii shalay ahayd ayaa lagu sheegay in dagaalka lagu soo qaaday Mujaahidiinta Yaman uu yimid kadib markii dhulka Xarameynka uu booqday madaxweynaha xilka kasii degaya ee Mareykanka Brack Obama kaas oo ku qanciyay xulafadiisa Aala-Sucuud iney weeraro ku qaadaan magaalooyinka dhaca koonfurta Yaman ee lagu maamula Sharciga Allah.

Bayaanka waxaa loogu hanjabay Maleeshiyaadka noocyada kala duwan ee ka qayb qaadaneysa dagaalka lagula jiro Mujaahidiinta, waxaana loo sheegay in dagaalkan uu yahay mid Mareykanku wato ayna la gudboontahay iney ka joogsadaan haddii kalana ay wajihi doono Aargoosi xanuun badan oo uga yimaada dhanka Mujaahidiinta.

Mujaahidiinta ayaa sheegay in guryaha ay leeyihiin Saraakiisha iyo Ciidamada ka qayb qaadanaya Xamlada shareeca la dirirka ah ee lagu soo qaaday Koonfurta Yaman ay Mujaahidiintu beegsan doonaan, waxaana Caruurta iyo dumarka loogu baaqay iney ka fogaadaan kana baxaan guryahaas maadaama Hadaf Mashruuc ah uu yahay.

Dhanka Taxaalufka Carbeed ayaa loogu diray Fariin muuqata oo lahjad kulul ah taas oo ah in dagaalka ay bilaabeen uusan waligiisa dhamana doonin, islamarkaana Mujaahidiinta ay sii wadi doonaan.

Dhawaan ayaa Ol ole xoogan oo ay hor boodayaan Imaaraadka iyo Aala-Sucuud, islamarkaana ay kor kawadato dowladda Mareykanka uu sabab u noqday in magaalada Mukalla oo lagu maamulayay Shareecada Islaamka ay gasho gacanta Xukuumadda Haadi.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Madaafiic Lagu Garaacay Garoonka Diyaaradaha Kismaayo.
Next: Dhageyso Salaad Cali Jeelle Oo Ka Shifay Xaqiiqda Xasan Garguurte.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.