Rag hubeysan waxey xaafada Maana Booliya ee magaalada Muqdisho ku toogteen sarkaal sare oo ka tirsan dowlada Ridada federaalka.
Sarkaalka la dilay oo lagu magacaaba Mukhtaar Gaafow waxey rag hubeysan dhowr xabadood kaga dhufteen qeybaha sare ee jirka taasi oo sababtay in sarkaalka isla goobta uu ku geeriyooda.
Sarkaalka la dilay waxa uu ka mid ahaa saraakiisha sar sare ee booliska dowlada federaalka’iyadoona sarkaalkan uu noqonaya sarkaalkii shanaad oo muddo saddex maalmood ah ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay ku weeraraan magaalada Muqdisho.
Saaka ayeey aheed markii ciidamada Muslimiinta gudaha degmada Dharkenley ay dhaawac xoogan ugu geysteen taliyaha hogaanka Hubka ee wazaarada Gaashaandhiga dowlada Ridada federaalka.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Muqdisho Somali.
Allahu akarab Allahu akarab Allahu akarab
kadhameeya madaxda hadaareemeen xuunka toogashada