Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Muqaawamada Iyo Maleeshiyaatka Xuuthiyiinta Oo Ku Dagaalamay Taciz.
  • Allposts
  • Warar

Muqaawamada Iyo Maleeshiyaatka Xuuthiyiinta Oo Ku Dagaalamay Taciz.

calamada July 30, 2016 1 min read
86

Abyan YemenWararka ka imaanaya wadanka Yemen ayaa sheegaya in dagaallo culus ay dib uga qarxeen inta badan magaalooyinka iyo deegaanada ay isku hor fadhiyaan maleeshiyaadka xuuthiyiinta shiicada ah iyo dagaalyahanada muqaawamada ee dawaaqiidda carbeed taageerada ka helaya.

Dagaallada ugu culus ayaa ka socda magaalada Taciz ee bartamaha wadanka Yemen, xoogag suniyiinta muqaawamada ayaa shalay weeraro culus ku qaaday saldhigyada maleeshiyaadka xuuthiyiinta iyo kuwa Cali Cabdalla Saalax ku leeyihiin magaalada Taciz kadibna waxaa qarxay dagaal culus oo labada dhinac u dhaxeeya.

Bayaan kasoo baxay taliska xoogaga muqaawamada ayaa lagu sheegay in dagaalka ay ku dileen 5 ka tirsan dagaalyahanada Xuuthiyiinta islamarkaana dagaalladu wali socdaan.

Goob joogayaal la hadlay wakaaladaha wararka ayaa sheegay in dhimasho iyo dhaawac ay dadka shacabka kasoo gaareen dagaalladii shalay islamarkaana ay adag tahay in goobaha caafimaadka lageeyo sababa laxariira dhammaan wadooyinka magaalada oo ah kuwa xiran.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in 5 qof shacab ah ay ku dhinteen suuqa lagu magacaabo Najdi qasiim ee bartamaha magaalada Taciz kadib markii kooxaha xuuthiyiinta ay Hoobiyaal ku garaaceen.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Warka Duhur Ee Andalus 25-10-1437 Hijri.
Next: Dhageyso Barnaamijka Caalamulyowm Ee Andalus 26-10-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.