Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Muslim Tunisian Ah Oo 84 Qof Faransiis Iyo Mareykan Ah Ku Dilay Weerar Ka Dhacay Magaalada NICE.
  • Allposts
  • Warar

Muslim Tunisian Ah Oo 84 Qof Faransiis Iyo Mareykan Ah Ku Dilay Weerar Ka Dhacay Magaalada NICE.

calamada July 15, 2016 2 min read
124

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar dhiig badan ku daatay oo ka dhacay magaalo katirsan wadanka Faransiiska ee qaaradda Yurub.

Maamulayaasha Faransiiska ayaa xaqiijiyay in 84 qof oo 2 kamid ah ay yihiin Mareykan lagu dilay weerar uu ruux muslim ah u adeegsaday gaari xamuul ah.

Weerarka oo dhacay xalay Fiidkii ayaa beegsaday isku imaatin ay ku sugnaayeen kumanaan qof dad Faransiis ah oo xilligaasi dhigayay dabaal degga maalinta Ciidda Maxalliga Faransiiska.

Gaari Xamuul ah oo uu kaxaynayay Nin Muslim ah oo kasoo jeeda wadanka Tuunis ayaa dhax jiiray dad Faransiis ah oo xilligaasi cirka utuurayay Baaruudda Bulaleyrka si ay u muujiyaan farxadooda ku aaddan maalinta xuriyadda wadanka balse farxadda ayaa daqiiqado gudahood isku bedeshay murugo iyo dhiig dhulka ku qulqula.
لحظات مع 'شاحنة الموت' في نيس


Booliska magaalada Nice ayaa warbaahinta u sheegay in 18 qof oo ku dhaawacmay weerarka xaaladooda caafimaad ay aad u liidato, Max’med Laxweej Buu Hilaal oo kasoo jeedo wadanka Tuunis ayaa gaarigiisa xamuulka ah jiirsiiyay isku imaatino shacab ah.

Afhayeenka ciidanka Booliska Faransiiska ayaa wakaaladda AFP u sheegay in ruuxa weerarka fuliyay uu sanadadii lasoo dhaafay liiska dadka halista ah ugu jiray laamaha ammaanka balse kuma calaamadeysnayn dambiya loogu yeero Argagaxisada.

Madaxweyne Faransiiska oo khudbad jeediyay ayaa weerarka NICE ku tilmaamay mid Argagaxiso sababtoo ah waxaa fuliyay ruux muslim ah!.

Muuqaallo lagu baahiyay bartaha Internetka waxaa kasoo muuqaanayay Max’med Laxweej Buu Hilaal oo gaarigiisa xamuulka ah si xowlli ah u dardarsiinaya dad Faransiis ah oo fagaaraha weyn ee magaalada NICE ku caweynayay Halkan ka degso gaariga oo dadka Jiiraya MP4.

Ciidamada Booliska ayaa saacad kadib waxay toogteen Ninkii kaxaynayay gaariga xamuulka ah, iyadoona isbitaallada waaweyn ee Faransiiska la dhigay dhaawacyo kala duwan halkan ka degso Booliska oo tooganaya wadaha gaariga xasuuqa geystay MP4

Caalamka oo idil ayaa bilaabay in uu la baroorto dadka shacabka ah ee lagu dilay weerarka NICE halka dadka muslimiinta maalin walba lagu Xasuuqo Suuriya’Somali’Afghanistan’Maali’Falistiin’Ciraaq iyo wadamo badan oo dhulka Islaamka ka tirsan kuwaasi oo aanay jirin cid la tacaadufaysa oo la murugoonaysa.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weerar Gaadiid Dagaal Lagu Gubay Oo Ka Dhacay Gobalka Gedo.
Next: Maleeshiyaatka Dowlada Federaalka Oo Muqdisho Lagu Weeraray.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

Dhageyso Dardaarankii Ugu Dambeeyay Ee Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Dardaarankii Ugu Dambeeyay Ee Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

August 19, 2022
Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

August 5, 2022
Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

July 22, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

August 1, 2022
Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

July 31, 2022
Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

July 29, 2022
Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 27, 2022
Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

July 24, 2022
SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

July 21, 2022
Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

July 13, 2022
Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

July 12, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.